Profile

Cover photo
haybad waxaad ku leedahay dhulkada hooyo waana lama huraane hagar li'i wax ugu qabo
Worked at student
Attends GLOBALNET.ICT
Lived in Kenya
599 views
About
Story
Introduction
i'm hassan ali hassan waxaan ku dhashay magaalada muqdisho sanadkii 1990 , wax barashadayda diiniga iyo mida madigaa waxaan ku soo dhameestay caasimada soomalia ee muqdisho , runtii marwalbaa waxaan ka ciishoodaa nasiib darada dalkayga heesata had iyo jeer waxaan jeclahay in aan isku keeno dhalinta soomaaliyeed oo da'adaydoo kala ah iyo kuwa iga wayn ama iga yar waxaan aan isku dayaa had iyo jeer in aan raadiyo muwaadinka dhabtaa ee somaliga ah . marka aan joogo dalka dibadiisa oo aan arko dalalka dariskaa nabada ay ku nool yihiin runtii waan ciishoodaa kaligay ayaa ooya waxa aan ku fakaraa maxa dadkaaga damiirka ka qaaday lkn waxaan ku raja waynahay hadu ala idmo dadkayga mar uun in ay israaci doonaan , waxaan ahay muwaadin dhab ah dalkayga iyo dadkayga naftayda waan u hurayaa , ala ilaahow itus dhulkaygoo nabada , ilaahow itus
Bragging rights
dugsiga sare wan dhameeyay , waligay maguursan
Education
  • GLOBALNET.ICT
    ICT, present
Work
Occupation
waxaan ahay arday dhigta college IT
Employment
  • student
    IT
Places
Map of the places this user has livedMap of the places this user has livedMap of the places this user has lived
Previously
Kenya - NBI